28th March 2024  admin  Category :

Ra’iisal Wasaaraha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa sheegay in dalka uu aadayo doorashadii dadbaneeyn ee qabiilka. Arrintan ayaa ka danbeeysay kadib markii Shiikh Shariif, Xasan Shiikh iyo kuwa la socda ay ku tallagaleeyn ineey magaalada Muqdisho burburiyaan.

Hadaba dawladda oo u tureeysa shacabkeeyda ayaa door biday ineey ka noqoto doorashadii qofka iyo codka aheeyd. Si kastaba ha ahaato, Dawladda ayaa awood u laheeyd in kooxda yar ee magaalada qaska ka wadda ay soo afjarto, balse iyada oo eegeeysa shacabka deggan Muqdisho in dhib ay soo gaarto ayaa ay ka laabatay doorashadii qofka iyo codka aheeyd.

Sidoo kale, MadaxweeynahaDF Maxamed Ca/laahi Farmaajo ayaa la filayaa in caawa uu qudbad u jeedin doona shacabka Soomaliyeed si uu ulla waddaago xaaladaha soo kordhay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*