15th August 2022  admin  Category :

Sareeyo Guuto Ahmed Sheikh Mohamed oo ahaa La taliyihii dhinaca amniga madaxweynaha Soomaaliya Maxamed cabdulaahi farmaajo    ayaa waxa lagu bedelay Cabdisaciid Muse Cali, oo aan  khibrad Ciidan iyo mid amni lahayn oo la dhashay xaaska agaasimaha madaxtooyada Soomaaliya Fahad Yaasiin oo ka soo jeeda beesha reer Aw Xasan ee degta Itoobiya. Horayna u sheegay in Beesha Daarood Soomaaliya ka tahay Kurdiyiinta Ciraaq iyo Syriya

Sidoo kale Fahad Yaasiin oo sheegay in isagu sabab u ahaa  mashaariicda dawladda  Qatar ka fulinayso dalka Soomaaliya ,   ayaa sheegay in maalmaha soo socda la bilaabanayo fulinta wajiga koowaad ee mashaariicda horumarineed ee Qatar ka fulineyso Soomaaliya.

Mashaariicdan ayaa isugu jira dib u dhiska wadada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar oo dhirirkeedu yahay 90KM, wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye oo dhirirkeedu yahay 30KM.

Waxaa kaloo mashaariicda qeyb ka ah dib u dhiska qaar ka mid ah xarumaha dowladda iyo hourmarinta dhaqaalaha dowladda.

Heshiiskan ayaa Dowladaha Soomaaliya iyo Qatar ay ku kala saxiixdeen Magaalada Muqdisho 28-kii bishii November ee sanadkan, iyadoo la rajeynayo in Hesiiskan uu qeyb ka qaato qorshaha qaran ee horumarinta dalka oo ay ka qeyb ka tahay dib u dhiska kaabayaasha dhaqaallaha iyo xoojinta dhaqaalle.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*