26th April 2024  admin  Category :

Siyasiyiinta HAG, ayaa maalmahan danbe waxay ku soo celcelinayaan hadaladan  ” haddan sidaan  doonayno aan   la yeelin ama taayada la qaadan waxa lagu laabanayaa 1991. Hadaba su’aasha is waydiinta mudan ayaa waxay tahay goormay siyasiyiinta Hawiye u ogolaadeen Somali inteeda kale  inay ka baxaan  dhibkii ay u gaysteen 1991.

Bal akhriso Wasiirkii hore ee arimaha gudaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Odowaa”
“1991 Ayaa Loo Labanayaa iyo  Dagaal

Taliyihii hore ee  Ciidanka Nabad sugidda Soomaaliyeed  Axmed Fiqi ” Dowladii Siyaad Bare Shalay Anaga Ayaa Ridney”
Wasiirul dowlihii hore ee madaxtooyada Soomaaliya Mahad Salaad ” Heshiiskii  Dowlada Ethopia An La Galay Besheyda Habar gidir  Ayaan n Matalayey
Wasiirkii hore ee arimaha gudaha Soomaaliya Cabdiraxmaan Cabdishakuur ” Cid aan Hawiye ahayn Muqdisho marti ayeey ku yihiin.

Markaad qoraaladan kore  akhrido iyo maskaxda Siyaasiyiinta Hawiye ,  marka aad mooshinada ay wadaan iyo maamul goboleedyada Hirshabeel iyo Galmudug oo aan nidaam dawladeed lahayn aad argto  inay raali ka yihiin ,   waxa kuu soo baxaya in Mahad Salaad iyo Odowaa ay haystan dardaarankii Odayaashii hogaamin jiray Jamhaddii USC ee Soomaali halka ay maanta taal dhigay, welina ay saacadduu kaga istaagtay maalmihii bililiqada iyo xasuuqii Soomalidii aan hubaysnayn

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*