26th April 2024  admin  Category :

Taliye ku xigeenka Maleeshiyaadka SNM ayaa ku faanay in Todoba Askari oo ka mid ah Faqashta Itoobiya ay soo xireen. Xaqiiqda dhabta ah ee jirtaa,  waa Asakar ka soo jeeda beesha Isaaq oo ka tirsanayd Ciidamada maamulka Soomaalida ee Itoobiya ayaa soo goostay , dibna loogu ceshay halkii ay ka yimaadeen

https://youtu.be/9bqX7ymAPQI

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*