26th July 2024  admin  Category :

Madaxweyne Farmaajo oo u ogolaaday Qoyska reer  Al Thani in ay doorjoogta Soomaaliya dhoofsadaan oo ku shiish bartaan 

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxaa Qoyska Al Thani ee ka taliya dalka  Qatar u ogolaatay in ay dhoofsan karto Qaar kamid ah duur joogta Soomaaliya (Sagaarada) sida ku cad warqadaan ka soo baxday wasaradda xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa ee Soomaaliya oo uu ku saxiixan yahay agaasimaha Wasaaradda.

Wasaarada Xaanaada Xoolaha Soomaaliya waxay Safaaradda Qoyska reer Al Thani  u fasaxday in ay dalkooda u dhoofsadaan Duurjoog Tiradoodu gaarayso 14xabo oo Sagaaro ah.

AKHRISO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*