26th July 2024  admin  Category :

Sheegashada dal madax bannaan ayaa ah mid isa soo xirtay, dimuqraadiyadii iyo doorashooyinkii beenta ahaa ee lagu faani jiray ayaa iyana isa soo xiray, waxaa sidoo kalle laga xirtay maamulka Hargeeysa dhamaan albaabadii caalamka, beesha caalamkana waxeey u sheegtay maamulka Hargeeysa ineey federaalka Soomaaliya dhinaca ka raacaan. Hadaba, siyaasiyiinta maamulka Hargeeysa miyeeysan habooneen ineey dadkooda Soomaaliyeed dhinac ka soo raacaan, iskana daayaan waxaan shaqeeneen?

https://youtu.be/ljM3ODV28bQ

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*