12th May 2026 admin Category :
Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Dawladda Puntland Ayaa Mashaariic Horumarineed ka Dhagaxdhigay Magaalada Hadaaftimo waxa uuna dhanka kale Booqday Xeryaha Ciidamada Difaaca Puntland ee Gobolka Sanaag .