18th April 2024  admin  Category :

Waa Macalin Jaamacad oo wax ka dhiga Muqdisho waana dad qal dadka laaya.

Horay waxaynu Muqdisho ugu aragnay, Bukaan sariir Cisbitaal jiifa oo iskii u neefsan karin oo mishiinkii Hawada ka kaalmeenayey inu qaato uu ka siibay Jeneraal ciidan, sidaasna uu ku naf waayey.

Maanta waa macalin jaamacadeed , aabihii waa Sarkaal booliis ah. isla markaa wad dad ka tirsan ururka dalqalatooyinka

Maxamed Xaaji Axmed oo loo yaqaano Ilkacase ayaa ka mid ahaa toddoba nin oo maxkamadda milatariga ay ku xukuntay dil, ayaa macalin ka ahaa kulliyado ku yaalla magaalada iyo weliba dugsiyo sare, isagoo dhigi jira luuqadda Ingiriiska.

Maxamed Xaaji Axmed ayaa waxaa dhalay sarkaal ka tirsan booliiska, balse dacwad-oogista ayaa sheegtay in sababta uusan u dilin aabihii ay ahayd inuu gabbaad ka dhigto si loo dammiinto.

https://youtu.be/KSyUlQaKYIA?t=2

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*