1st December 2022  admin  Category :

Ciidamada Puntland ayaa isku diyaarinaya suggidda amniga caasimada Garoowe, iyadoo uu jiro u diyaar garoowga caleemo saarka madaxweeynaha cusub ee Puntland. Ciidamada ayaa la faray in shacabka ay ulla dhaqmaan si wannaagsan, ayna adkeeyaan amniga guud.

Allsanaag.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*