27th April 2024  admin  Category :

Muuqaalka aad hoos ka daawan doontaan  iyo Somaliland ayaa dawlad ah, kee baad is leedahay runta ayuu u dhowyahay. Marka Sheekhaagu noqdo  Adan Siiro , siyaasigaaguna  uu noqdo  Faysal Cali Waraabe , Guurtidaadu ay noqdaan Nac nac iyo Dheeg. Ma shaki baa kaaga jira in umaddii ay hor boodayeen inay sidan u wareerayaan  oo ay isu arkaan inay Dhurwaayo iyo Dawacooyin yihiin

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*