26th July 2024  admin  Category :

Dib u dhiska dalka waa mid muhiim ah, laakiin dalka Soomaaliya intiisa badan amni kama jirro, dal aan amni ka jirin cid hal shillin iska gellineeysaa ma jiirto. Hadaba, miyeeysan habbooneen in Farmaajo iyo Kheeyre ay ka soo daggaan jaranjarada qiyaaliga unna soo deggaan waaqiciga dalka ka jira. Inta badan dalka waxaa heeysta argaggixiso, dalka waxaa ciidan u ah AMISOM, haddeerna ciidan booliis ah ayaa laga soo wadaa dalka Gaana, meesha Mareeykankana uu u soo dirayo 150 ciidan oo hor leh.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*