26th July 2024  admin  Category :

Diig la soo hubeeyey oo loogu talo galay inuu dilo Diigii la dagaalamayey

Koonfurta Hindiya waxa ka jira dhaqan lagu dagaalansiiyo labo Diig, oo kii guulaysta abaalmarin la siiyo, dadkuna ku khamaaraan iyaga oo sharad dhiganaya .

Mid ka mid ah Mulkiilayaasha Diiggaga dagaalamaya ayaa soo hubeeyey Diigiisii, ka dib markii uu lugta ugu soo xiray mindi si marka lays galo uu u dhaawacyo halis u gaarsiiyo Diiga la tartamaya.

Nasiib xumo isaga oo baxsad ah ayuu ninkii lahaa mindida geliyey, ninkii waa dhiig baxay waana dhintay. Cabaar ayaa Xabsiga lagu hayey Diigii u hubaysnaan sida Mooryaanta Muqdisho, markii danbe xerada Digaaga ayaa la geeyey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*