27th April 2024  admin  Category :

Sadexdii Dhakhtar ee ka soo jeeday gobolka Sanaag ee lgu sheegay inay qabaan Xanuunka Coronavirus (COVID-19) ee go’doonka looga dhigay Container ku yaala magaalada Muqdisho ayaa labo todobaad ka dib la sii daayey oo hadda dadkooda Dhinac ka raacay. Dhakhaatiirka ayaa labada todobaad ee la ahaystay aan wasaaradda caafimaadka Soomaaliya ayna cadayn in Dhakhaatiirtani qabaan Xanuunkan, hase ahaatee Containero ku g’odoomiyey

Sida ilo lagu kalsoon yahay noo sheegeen waxa sii dayntooda kaalin weyn ka qaatay Xildhibaan Maxamed Xaaji Geele.

Warkan wixii ku soo kordha gadaal ayaan ka soo qoro doonaa

https://allsanaag.com/dhakhaatiirtu-maxay-u-xiran-yihiin/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*