16th February 2026 admin Category :
Maamulka iyo waxgaradka degmada Laasqoray ayaa dawladda Puntland iyo DFS ka codsaday in dib loo hawlgaliyo warshadii Kalluunka Laasqoray oo kamid ahayd warshadihii dalkeenu lahaa bur-burkii ka hor.