28th March 2024  admin  Category :

Sawirkani waa jidka u dhaxeeya magaalada Badhan iyo Hadaaftimo ee gobolka Sanaag. Inta badan Soomaalidu aabayaashii ay ka soo farcameen Waa halka ay ka soo jeedaan . Waa halka uu ku aasan yahay Sheekh Daarood. Bulshada Puntland ayaa hadda is waydiinaysa goorta dawladda Puntland ay jidkan u madoobaynayso ama Daamur u saaryaan si ay ugu soo dalxiis tagaan.

Image may contain: mountain, sky, plant, tree, outdoor and nature
Image may contain: sky, plant, outdoor and nature
Image may contain: sky, outdoor and nature

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*