28th May 2022  admin  Category :

Maleeshiyaad ka soo jeeda beelaha Isaaq ayaa saaka soo weraray Kal- Gubataale , duleedka magaalada Hadaaftimo ee gobolka Sanaag

Waa maalintii labaad oo maleeshiyaadka beelaha Isaaq iyaga oo gacan siinaya Alshabaab ay soo weeraraan degaanada Puntland oo ay degto Beesha Warsangeli.

Waana markii uGu horaysay Isaaq soocan oo aan Marabidu wehelin ay dagaal ku soo qaadeen gobolka Sanaag. Wixii warkan ku soo kordha gadaal Ayaan ka soo sheegi doonaa

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*