
6th March 2026 admin Category :
Alshabaab oo ka hadlay dagaal manta ka dhacay Laasqoray
Sahal Maxamed Jaamac, oo ka mid ah kooxda alshababka la shaqaysta ayaa ka hadlay dagaal ay manta ku soo qaadeen degmada Laasqoray, iyaga oo doonayey askar u socotay Buuraha Calmadow oo la qabtay inay soo furtaan







