28th March 2024  admin  Category :

Julay, 1989, walaalkiis Suufi Axmed Ali Dalab ayaa ka mid ahaa shacab aan hubaysnayn oo SNM ku xasuuqeen magaalada Xingalool ee gobolka Sanaag. February 26, 2020 Allah u naxariistee Xassan Axmed Ali(Dalab), ayaa ka mid noqday dhalinyaro kale ee ka soo jeeda beesha Warsangeli oo gaadmo ay SNM ku dileen, iyaga oo ku sugan magaalada Hadaaftimo ee gobolka Sanaag

Allah ha u naxariistee Jaamac Cartan Awaare, ayaa ka mid ahaa dhalinyarada gaadmada lagu dilay. Aaabihii Cartan Awaare wuxuu ka haray ragii uu dhalay Caaqli Aawaare Caraale ,oo manta Duriyaddisu caalamka oo dhan ay joogaan.

Cali Maxanuud Shaacuur ayaa ka mid ahaa dhalinayarada kale ee SNM, oo ay u badan yihiin beesha Isaaq ay gaadmada ku dileen.

Axmed xassan Xiiray, ayaa isagana maleeshiyaadka beesha Isaaq manta dileen

Waxa jira dhalinyaro reer Guuraa ah oo la afduubtay oo maamulka SNM doonayaan inay ku gor gortamaan in loo soo daayo Alshabaabka Hargaysa ka yimid ee dhowaan lagu qabtay gobolka Sanaag.

Waa Numberka Afraad labada wiil oo walaalaha ah oo Xingalool iyo Hadaaftimo loogu yimid oo lagu dilay

List A:Magacyada shacabkii aan hubaysnayn ee SNM ku xasuuqeen Xingalool Julay, 1989

1. Mohamud Farah Weyne iyo wiilkiisii yaraa , Bah Yabare

2. Ali Warsame Farah Ciroobe, Bihidoor

3. Calin Warsame Farah Ciroobe, Bihidoor

4. Sofi Ahmed Ali Dalab, Reer Salah

5. Faisal Said Ali Waraabe, Bihidoor

6. Ismail Diriye Hassan Bile, Bihidoor

7. Basra Mohamed Askar, Bihidoor

8. Halimo Muse Ali Carre, Bihidoor

9. Abdirahman Said Burale(askari),Reer Salah

10. Abdullahi Haji Jama ( gadhweyso), Adan Yaqoob

11. Ahmed Jama Ali Shire, Bihidoor

12. Ahmed Mohamud Hassan ( Xumaan), Reer Salah

13. Yusuf Jama Ali Koor,

14. Yusuf Lula, Reer Salah

15. Ismail Jama, Adan Yaqoob

16. Hawo Hersi Farah, Bah Majeerteyn

17. Diriye Farah Dirir, Ogayslabe

18. Shire Jama daad, Warlabe,

19. Abdi Said Warsame( gurage), Reer Haji

20. Abdullahi Musa Ciise

21. A. Abdullahi M. Hirad

22. Hawa Ali Jama

23. Mahamed Warsame Qalabi

24. Haji Mohamud Farah

25. Ahmed Yusuf Hassan

26. Mahamed S. Habalaq

27. Said Mohamud Hassan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*