19th March 2024  admin  Category :

Madaxweynaha Dowladda Puntland mudane Siciid
Cabdullaahi Deni ayaa kormeer uu ugu kuurgalayo sida ay bulshada ugu adeegaan ku tagay Isbitaalka guud ee Boosaaso iyo xarunta Gobolka Bari wuxuuna Madaxweynuhu warbixino ka dhageystay Masuuliyiinta xarumahaasi.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*