29th March 2024  admin  Category :

Ma Xaafadaha Muqdisho ayaa loo qaybin doonaa sidii dhaqanku ahay mise Soomaali oo dhan ayaa deeqdan la siiyey

Deeqaha Caalamku uu siiyo Soomaaliya wali si Xaq ah looma qaybiyo waxaana Masuuliyad iska leh Wasaarada ay markaas Deeqda soo gaarto, waana Cadaalad xumada ugu weyn oo wali jirta.

Dowlada Hindiya waxay hada ku deeqdey ku dhowaad 70 Bus io Soomaaliya loogu deeqay, Laakiin waxaa xaqiiq ah in deeqdaas aysan wada gaarayn Deegaanada Dalku ka kooban yahay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*