18th April 2024  admin  Category :

Dayactir ayaa ku socda wadada halboolaha u ah magaalada Boosaaso taas oo ay soo gaartey burbur xooggan. Gadiidleyda isticmaala wadada ayaa ku qabey dhib aad u weeyn burburka wadada, waxeeyna marar badan ay gudbiyeen cabasho ah in la hagaajiyo wadada.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*