11th July 2026  admin  Category :

Dawladda Turkiga oo faro geli ku haysa si Soomaali isu maamuli lahaayeen

Xildhibaanada baarlamaanka xorta ah ee katirsanaa golaha waqtigiisu dhamaaday ayaa ku eedeeyey dowladda Turkiga in ay faragalin ku hayso arrimaha gudaha ee Soomaaliya, ayna ka shaqeynayso ficilo Soomaaliya ka dhan ah.

Sidoo kale, xildhibaanadan ayaa ku eedeeyey in dagaalkii Koonfur Galbeed lagu qaaday ay qeyb ka noqotay dowladda Turkiga, taas oo ay kusheegeen in ay muujinayso wajiga cusub ee Ankara kudhexgashay arrimaha gudaha ee Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*