26th July 2024  admin  Category :

Xukuumada federaalka ciidamadeeda ayaa shalay isbaaro u dhigtay qaar ka mid ah xubnaha baarlamaanka iyaga oo ku sii jeeda xarunka baarlamaanka. Hadaba, maxeey ka yiraahdeen xildhibaanadii loo dhigtay isbaarada?

Allsanaag.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*