26th July 2024  admin  Category :

 Culusoow ”Dowlada waa inay dalka ku hogaamisaa doorasho 2020 haddii kale  Hawiyaa kacaya

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan cULUSOOW  ayaa ugu baaqay dowlada federalka Soomaaliya inay ku hogaamiso wadanka doorashada qof iyo codka ah sanadka 2020ka isagAa oo ugu booyeeyey haddii aysan taasi dhicin in dalka uu galayo buuq iyo qeylo.

Xasan Culusoo  Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa isagoo ku sugan magaalada London  ku khudbadeeyey “Dowlada haddii aysan ku hogaamin dalka doorasho qof iyo cod ah sanadka 2020ka waxaa ku imanaya dalka culeys,waxaan ka sugeynaa dowlada in ay hogaamiso,qaabeyso oo fududeyso doodahaas weliba si deg-deg ah haddii aysan fududeyn qeylo iyo buuq ayaa ku imanaya dalka.”ayuu yiri Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee  dalka Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*