26th July 2024  admin  Category :

Beeraleeyda gobolada Bari ee Puntland ayaa ka faa’iideeysta tabcashada beeraha; hase ahaatee, beeraleeydan ayaan ka hellin wax taageero ah maamulka Puntland haddii ay noqon laheed qalabka wax lagu fasho, suntan lagula dagaalamo cayayaanka waxyeeleeya beeraha iyo ceel biyood lagu waraabiyo beeraha. Hadaba, miyeeysan habbooneen in dadka wax qabsanaya la caawiyo?

Allsanaag.com

 

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*