16th April 2024  admin  Category :

Ciidamada Gobolka Haylaan ayaa qabtay dameero la soo xaday kuwaas oo ku rarnaa gaari waaraad ah. Dameerahan ayaa tiradooda lagu sheegay ineey ahaayeen 20 taneeyo.  Duulaanka lagu hayo dameeraha ayaa ka socda dalal badan oo ku yaal Africa, waxaana loo dhoofinayaa dalka Shiinaha oo dawo ahaan loo isticmaalo.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*