28th March 2024  admin  Category :

Mukhtaar Roobow “haddii siddaan jano lagu rabo jidkeedii midkaan ma ahan ee Towbad keena”.

Dad qalato hore Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo horay uga tirsanaa Kooxda Dadqalatooyinka oo shir jaraa’id ku qabtay Xarunta Gurmad Qaran ee Magaalada Muqdisho ayaa si kulul u canbaareeyey Weerarkii wuxuushnimada ahaa ee ay kooxda Al-shabaab ka geysteen Isgooska Soobe ee Magaaladda Muqdisho.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*