18th April 2024  admin  Category :

Xildhibaano badan ayaa ka hor yimid in wax laga beddello xeerka lagu dhaqo baanka dhexe, waxeeyna sheegeen in ay tahay qiyaano qaran. Hadaba, dadka ka soo hor jeeda arrintaas maxeey ugga soo hor jeedaan, kuwa taageersanse maxeey ku taageersan yihiin? In maanta qof ajnabi ah loo beddello sharcigii Soomaaliyeed miyeey habboon tahay? Ma dhici doontaa in berritana la yiraah madaxaweeynaha Soomaaliyeed adduunka oo dhan ayaa isku sharixi karra(Shiinees, Hindi, Nayjeeriyaan, Raashiyaan, Masri)? Musuqmaasuqiistayaasha ay hoggaamiyaan Farmaajo iyo Kheeyre waxaan ka sugnaaba waa dalka oo la xaraasho.

KUWA TAAGEERSAN IN BANGIGA DHEXE LOO DIIBI KARRO QOF AJNIBA AH IYAGUNA MAXEEY DOODOODU TAHAY?

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*