19th January 2025 admin Category :
Wafdi ka socda maamulka Puntland ayaa gaaray magaalada Baydhabo si ay ugga qeeyb gallaan calleemo saarka madaxweeynaha Koonfur Galbeed Laftagareen. Laftagareen ayaa ku yimid xukunka qaab musuqmaasuq ah kadib markii loo adeegsaday doorashadiisa lacagtii iyo ciidankii qaranka uu lahaa taas oo ay ka danbeeyeen Farmaajo iyo Kheeyre.
Allsanaag.com