26th April 2024  admin  Category :

Waxaa Baarlamaanka Soomaaliya oo ay ku badanyihiin qooleeysatada ay meel mariyeen xeer loogu yeeray xeerka wax ka beddelka Bangiga Dhexe ee Soomaaliya. Hadaba, xeerkan ayaa loo beddelay nin Ingiriis ah oo la doonayo in baanka dhexe looga dhigo madax. Arrintan ayaan dhicin tan iyo intii Soomaalida ay xorrnimadda ka qaadatay gumeeystayaashii , balse maanta waxaa taas jebiyey kooxda musuqmaasuqiistayaasha ah ee ay hoggaamiyaan Farmaajo iyo Kheeyre.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*