8th March 2026  admin  Category :

Dalka aadka u yar ee Eswatini, ee horay loo oran jiray Swaziland, kuna yaala Koonfurta Afrika, oo dadka ku nool lagu qiyaasay 1,217,000 oo qof,ayaa ciidan gaaraya 32 askari u soo diray dalka Soomaaliya. Ciidankan ayaa ka mid noqonaya nabad ilaaliyaasha Arika ee ku sugan Soomaaliya

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*