26th July 2024  admin  Category :

Caawa saacadu markii ay ahayd geeska Afrika kowdii habeenimo, ayaa Dadqalatooyinkii ku dhuumaalaysanayey buuraha Calmdow, waxay weerar ku soo qaadeen Ciidanka Puntland ee ku sugnaa Afurur.

Ciidanka Puntland  ayaa iska difaacay weerarkan laga soo abaabulay Somaliland.  Ma jiraan wax dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaaray Ciidanka.

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*