26th July 2024  admin  Category :

Ciidanka Amniga Puntland oo xalay  hawlgal ka dhan ah cadowga Al Shabaab ka fuliyey Buuraleyda deegaanka  Harweyn  ee Buuraha Calmdow

Ciidanka Amniga Puntland  PSF oo xalay 06 December, 2017 hawlgal ka dhan ah cadowga Al Shabaab ka fuliyey Buuraleyda deegaanka  Harweyn  ee Buuraha Calmdow , ayaa waxay hawlgalkan ku soo qabteen 3 nin oo lagu tuhmayo in ay ka tirsan yihiin ururka argagixisada Al Shabaab ee ku dhuumaalaysta Buuraha Cal Madow, Puntland, kuwaas oo ay hadda gacanta ku hayaan ciidanka Amniga Puntland si loo mariyo baaritaano.

Ciidanka Amniga Puntland waxaa ka go’an in ay Puntland nabad ka dhigaan kana ciribtiraan kooxaha cadowga ah ee ku soo duulay.

Sawirka PSF.

Sawirka PSF.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*