26th July 2024  admin  Category :

Maalintii Qoomiyadaha Itoobiya ayaa laga xusay magaalada Hargeeysa. Hadaba, qaar ka hadlay kulankaas ayaa sheegay in Itoobiyaanka iyo beesha Isaaq ay iska xigaan Soomaalida kalle.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*