25th October 2024  admin  Category :

Kooxdii ku caan baxday kala qaybinta reer Maakhir,  oo hadda wada doonaya inay  Xildhibaano iyo xilal ka qabtaan  maamulka Beelaha  Isaaq.

Koox ku caan baxday kala qaybinta reer Maakhir oo magacoodu ahaa Midnimada Maakhir iyaga oo marin habaabinaya Bulshada inteeda kale,   ayaa maanta huteelada Hargaysa ku  wada sugan iyaga oo xilal doon ah. Wakiilka Ururkan ee Imaaraadka oo maanta Xildhibaan doon ah hoos ka daawo.

Hoos ka akhriso dhowr bilood ka hor anaga oo  bulshada reer Maakhir  uga digayna kooxdan Midnimo  Maakhir , ka dib  baaritaan aanu samaynay  aanu ku helnay sirtooda u qarsoon

https://allsanaag.com/dabadhilifyada-snm-ee-ka-soo-jeeda-maakhir/

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*