27th December 2024 admin Category :
Caawa saacadu markii ay ahayd geeska Afrika kowdii habeenimo, ayaa Dadqalatooyinkii ku dhuumaalaysanayey buuraha Calmdow, waxay weerar ku soo qaadeen Ciidanka Puntland ee ku sugnaa Afurur.
Ciidanka Puntland ayaa iska difaacay weerarkan laga soo abaabulay Somaliland. Ma jiraan wax dhimasho iyo dhaawac ah oo soo gaaray Ciidanka.