29th March 2024  admin  Category :

Dadqalatooyinkii Dumarka iyo caruurta ku xasuuqay Af urur ayaa soo bandhigay muuqaal ay iska duubeen

Dadqalatooyinka ku dhuumaalaysanaya Buuraha Calmadow ayaa soo bandhigay muuqaal ay isaga duubeen dhulka ay xooga ku haystaan

Ma doonayno inaan dacaayadooda raqiiska ah ee argagixisada aan u  soo bandhigno bulshada , laakiinse waxaan soo qoraynaa oo aan bulshada u soo bandhigaynaa nimankii arxan laawayaasha ahaa oo dumarka uurka leh iyo caruurta Warsangeli ku xasuuqay Buuraha Calmadow qabiilada ay ka soo kala jeedeen

Basal Ibrahim Maxamed, ka soo jeeda beesha Eealay, Raxanweyn
Aweys Axme warfaa, ka soo jeeda beesha Jareerweyn
Cabdifataax Maxamed Ibtrahim, Gare, Hawiye
Ururka Dadqalatooyinka waa qariyeen Magacyada madaxda Isaaq

Nimankan ka soo kala jeeda  Kenya, Daafeet iyo Beledweyn oo intay buuraha Calmadow yimaadween ku xasuuay dadkii deganaa oo hadana ku dabaalanaya ceelashii xooluhu uga cabi jireen . Waa in loo diyaar garoobaa sidii Buurta looga saari lahaa

 

Waa labadii dad qalato ee ka soo kala jeeday Jareerwyn iyo Eelay

Markii ay xasuuqa ka soo gaysteen Afurur, ayaa biyaha calmadow lagu dabaalanayaa

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*