29th March 2024  admin  Category :

Bulshoy anigaa dhistoo Puntland anigaa u dhaartay
Anaa ku dhashoo ku dhaarta
Dhiiga iyo dhuuxayga weeye
Dhudhun kiyo lixaadka weeye
Gogo shaan ku dhacadiido weeye
Dhalaan koristaydii weeye
Dhiitiyo doon subaga weeye

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*