17th March 2026 admin Category :
Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Dowladda Puntland Marwo Sucaad Saalax Nuur oo dhowaanahaan safar shaqo ku maraysay Gobolka Sanaag ayaa tagtay magaalada Yube oo hoos tagta degmada Ceerigaabo