26th July 2024  admin  Category :

Nimanka wax haysta ee Puntland uma hogaansmin Bandowaga, dadka Danyarta ah ayuun baa dhibban.

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Puntland, Cabdiweli Mire ,ayaa sheegay in Bandowga ayna u hogaansamin dadka wax haysta iyo maal qabeenada, hudheellada iyo goobaha caanka ah hoosta ayaa laga soo xidhaa,..dadka danyarta ah ayaa aad u dhibban sharcigana u hoggaansamay”

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*