19th May 2024  admin  Category :

Maamul Goboleedka Hargeeysa ayaa boob u geeystay dad shacab ah, iyagoona ka xoogay dhulkii ay lahaayeen. Hadaba, Maamul Goboleedka Hargeeysa ayaa dadka ku haya tacadi isugu jira boob hantiyeed, caburin joogta ah, iyo xabsi aan loo aabo dayin oo loo geeysto cid kasta.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*