27th July 2024  admin  Category :

Ciidamo badan ayaa tababaro loo soo sameeyey kuwaas oo aan wax badan soo kordhin, tababaradan ayaana soo socday tan iyo dawladdii Shiikh Shariif. Hadaba, su’aasha la is weeydiinayaa waxeey tahay waxa ay soo kordhin doonaan ciidanka waqtigan tababarada loo soo xiray. Ma waxeey noqon doonaan kuwo dalka shaqo fiican u qabta, mise kuwo isbaaro dhigta, ama laaya maalin kasta dhalinyarada bajaajleeyda, mise waxeey noqon doonaan kuwo la qaraabta argaggixisada?

Allsanaag.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*