18th April 2024  admin  Category :

Marka Soomaalida aan Daaroodka ahayn wax qaybsanayaan laysma waydiiyaan in Daarood maqan yahay, yaa u badan iyo sababta keenta in deeqaha caalamku Muqdisho qura ku ekaadaan, Beelaha qaarkood waxay aaminsan yihiin Daarood oo la qadiyaa inay Soomaalinimo tahay

Liiska illaa 12 Safiir oo maanta loo soo gudbiyay Golaha Wasiirada, si loo meel mariyo ayaa dib loo celiyay, kaddib markii qaar ka mid ah Wasiirada ay ka keeneen dood ku saabsan habka awood qeybsiga, maadaama xubnaha la soo gudbiyay ay beesha daarood ku jireen.

Guuxa ugu weyn ayaa waxaa uu ka yimid Wasiirada ka soo jeeda Raxanweyn iyo Hawiye oo saluugay in waqtigan beesha daarood safiiro loo magcaabo

Beesha Warsangeli ee Daarood waa Safiirkii ugu horeeyey ee loo magcaabo Cbadulaahi ILko jiir, qaar ka mid ah golaha wasiiraduna waa hor istaageen

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*