25th October 2024  admin  Category :

Cunta kariyihii reer Xasan Culusoow oo Xildhibaan ku guulaystay

Kursiga Beesha Sacad Muuse, gaar ahaan jilibka Makaahiil , waxaa 36 cod ku guuleystay C/raxmaan Iidaan Yoonis, waxaana kursigan ku tartamay afar musharax oo mid ay aheyd haweeney. Cabdiraxmaan ayaa ahaa Cunta kariyihii  gaarka ahaa ee reer Xasan Culusoow cuntada u karin jiraya. Mudaddii  uu cabdiraxmaan Cuntada u karinayey reer Xasan Culusoow yar iyo weyna waa  barwaaqoobeen, inkasta oo qaarkood markii danbe uu  culays siyaado ah fuulay

https://youtu.be/dRn4X14IIWk

Image result for xasan sheekh casho sharaf

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*