29th March 2024  admin  Category :

Hadalka RW ku-xigeen Khadar Guled wuxuu na xusuusiyey Hadalkii 1991 ee PM Omar Carte Qaalib uu Muqdisho ka jeediyey oo ahaa:

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Gobollada Koofurta joogaa ha isu dhiibeen Jabhadda USC,

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Gobollada Waqooyi joogaa ha isu dhiibeen Jabhadda SNM.

Hadalka Omar Carte Qaalib waxaa lagu sheegaa inuu ahaa kala dirkii ciidamada Soomaliyeed. Masuulna ka ahaa kala go’idda waddanka.

Nasiib darro, markale (2020), ayaa RW ku-xigeen Khadar Guuleed hadal la mid ah ka jeediyey xalay Muqdisho: asagoo faraya Baarlamanku in ay ku sii joogaan sifo aan heshiis Soomali ku ahayn, sharcigana waafaqsanayn, horseedi karta bur bur iyo colaad.

“Soomalidu sharcina waa ku joogtaa, Heshiisna waa ku wada joogi kartaa”.

There is no alternative to dilagoue and civil discourse.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*