17th July 2026  admin  Category :

Madaxweyne Culusoow oo ay ilaalinayaan Ciidamo aad u Hubaysan oo beeshiisa ah ayaa ka gaaray garoonka Diyaaraha ee Magaaladda Baydhao ee Xarunta Koonfurgalbeed oo uu dhowaan baacsaday maamulkii ka talinayey

Madaxweynaha Iyo Wafdigiisa ayaa Waxaa Baydhabo ku soo dhaweeyay wakiilkii uu dhowaan doortay ee u magcaabay Horjoogaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Xildhibaano, Wasiiro Saraakiil Ciidan, Iyo qeybaha kala duwan ee Bulshadda Magaaladda Baydhabo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*