29th March 2024  admin  Category :

Culusoow oo Dagaaladii 1964/1977, Ku Tilmaamay Qalad

Madaxweynaha Xiligiisu dhamaaday ee Soomaaliya Xassan Sheekh, ayaa Hadalo la Yaab ah ka hor-yirid Madaxda Ethiopia Safarkiisi Ethiopia gaar ahaan Jig-Jiga uu ku tagay. Xassan Sheekh ayaa Dagaaladii 1964/1977, ku Tilmaamay Qalad-weyn isagoo ku Tilmaamay Dhulkii Soomaalida Dhul Ethiopia ay lee dahay. Arrintaan ayaa Muujineysa Jaceylka Xassan Sheekh u qabo Maamulka TPLF-ee Qabiilka Tigreega.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*