26th July 2024  admin  Category :

Guddiga dhismaha cisbitaalka Gaalkacyo ayaa soo gudbiyey warbixin ku saabsan lacagaha soo gaaray dhawaan; lacagaha ayaa ka kalla yimid jaaliyadaha dibedda iyo shacabka ku nool gudaha dalka. Lacagta waqtigan soo xarootay ayaa dhan $51,946 taas oo ah mid ay haboon tahay in loogu mahadnaqayo dhamaan dadkii ku tabarucay lacagtaas dib u dhiska cisbitaalka Gaalkacyo. Hawsha cisbitaalka oo ah mid aad u ballaaran ayaa loogu baaqayaa in jaaliyadaha Puntland ee iyagu aan welli ka qeeyb qaadan ay iyaguna ku daydaan jaaliyadhaa kalle ee reer Puntland ee bixiyey lacagha loogu tabarucay isbitaalka Gaalkacyo.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*