26th July 2024  admin  Category :

Ganacsatada Muqdisho qaar ka mid ah ayaa ka soo horjeestay xil magacaabista Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Gobolka Banaadir, ganacsatadan ka soo horjeeda ayaa sabab ugga dhigay in guddoomiyaha rugta ganacsiga la doorto ee aan la magacaabin sidaa darteedna aysna aqbaleen qof aan la dooran. Soomaalida ayaa waxeey noqdeen kuwo musqmaasuqa iyo caddaalad darro shaqo ka dhigtay oo aan marnaba oggoleen in ay raacaan wadada toosan.

https://youtu.be/kdCwdT6kiVc

Halkan Hoose ka Daawo Guddomiyaha la Magacaabay

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*