27th March 2024  admin  Category :

Guddoomiyaha degmada Dhahar oo uu weheliyo agaasimaha Cisbitaalka degmada ayaa wasaaradda caafimaadka dawladda Puntland uga mahadceliyay kaalinta ay ka qaatay tayeynta isbitaalka guud ee degmada.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*